MOLSA NEWS Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulanka wadatashiga ee habka casriga ah ee isku-xirka shaqo-doonka iyo loo shaqeeyaha. Read More December 26, 2024 / molsa Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka furay shirka wadatashiga wasaaradaha Shaqada dowlad-goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS Ee Mashaariicda Daryeelka Bulshada, kaasi oo socon doono muddo Labo maalmood. Read More December 24, 2024 / molsa Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane H.E. Yusuf Mohamed Adan, ayaa maanta daahfuray shirka madasha xiriirinta howlaha farsamada gacanta, xirfadaha shaqada, iyo shaqo-abuurka. Read More December 23, 2024 / Mohamed Shariif Heshiis Iskaashi oo Dhexmaray Wasaardda Shaqada iyo Hay’adda FAO Ee soomaaliya Read More December 22, 2024 / Mohamed Shariif Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo Kormeer Shaqo Ku Yimid Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Read More December 22, 2024 / Mohamed Shariif Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdishu ku daahfurtay Warbixinta Saboolnimada Ee Qaybaheeda Kala Duwan (Multi-Dimensional Poverty Index – MPI). Read More December 21, 2024 / Mohamed Shariif Munaasabadda bandhigga Warbixinta Saboolnimada ee qaybaha kala duwan ayaa si rasmi ah uga furantay magaalada Muqdisho. Read More December 21, 2024 / Mohamed Shariif Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socday Hey’adda NRC ee Soomaaliya. Read More December 21, 2024 / Mohamed Shariif Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan, ayaa ka qaybgalay daahfurka Mashruuca (EMERGE Program ) oo laga furay magaalada Baydhabo. Read More December 17, 2024 / Mohamed Shariif Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan oo safar shaqo ku tagay dalka boqortooyada sacuudiga. Read More December 16, 2024 / Mohamed Shariif ‹ 1 2 3 4 … 32 ›