MOLSA NEWS Waxaa manta xafiiska Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ku qabsoomay kulan isbarasho iyo is-xog wareysi ah oo u dhexeyay Agaasimaha guud iyo Agaasimayaasha waaxyaha iyo qaar kamid ah Maareeyayaasha Mashaariicda ee Wasaaradda. Read More April 13, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Prof. Salim Alio Ibrow, ayaa manta Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlaayay isku-dubaridka mashruuca BAXNAANO (BOOST-YOU), Read More April 8, 2026 / molsa Waxaa manta xafiiska Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Soomaaliya ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay Heshiiska Shaqo ee Shaqaalaha u shaqeeya Shirkadda Favori LLC. Read More April 6, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda Mudane Yusuf Hassan Isack, iyo Agaasimaha cusub, Mudane Maxamed Saney Dalmar. Read More April 5, 2026 / molsa Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka qeyb gashay shir heer caalami oo ka dhacaayay wadanka liibiya ee magaalada Tripoli. Read More April 3, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada Shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika (RMFM), Read More March 27, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibrow, ayaa maanta ka qeyb galay kulan istiraatiiji ah iyo wacyigelin ku saabsan maareynta socdaalka shaqaalaha (Labour Migration Governance), Read More March 12, 2026 / molsa Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan aqoon-is-weydaarsi ku saabsan hirgelinta iyo isku-dubaridka Barnaamijka Badbaadada Waxsoosaarka Soomaaliya (PSNP) Read More March 11, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle. Read More March 9, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP). Read More March 9, 2026 / molsa ‹ 1 2 3 4 5 … 48 ›