Ministry of labour and social affairs

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐๐š๐ฒ๐›-๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka qayb-gashay Bandhigga Waxqabadka iyo xuska 3-aad ee Xukuumadda Dan Qaran, iyadoo soo bandhigtay guulaha iyo horumarka laga gaaray shaqo-abuurka, arrimaha bulshada, iyo siyaasadaha shaqaalaha dowlada muddadii 2022โ€“2025.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, iyo masuuliyiin kale oo sare ayaa booqday qeybta Wasaaradda, halkaas oo Wasiirka Shaqada, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan iyo hoggaanka Wasaaraddu ay ku soo bandhigeen warbixin dhamaystiran oo ku saabsan waxqabadka iyo qorshayaasha mustaqbalka.

Madaxda qaranku waxay bogaadiyeen dadaalka muuqda ee Wasaaradda, iyagoo ku dhiirrigeliyay hoggaanka iyo shaqaalaha in ay sii laba-jibbaaraan barnaamijyada shaqo-abuurka, xirfadaha gacanta, iyo ilaalinta bulshada.

DHAMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 × = 4

Scroll to Top