Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo daahfurtay aqoon-is-weydaarsi soconaya muddo laba maalmood ah oo ku saabsan Barnaamijka (Productive Social Safety Net Programmer (PSSNP).
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay aqoon-is-weydaarsi soconaya muddo laba maalmood ah oo ku […]





