Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa furtay shirka wadatashiga saddex geesoodka ah ee ku saabsan Socdaalka Shaqada Doolka.
Isniin, September 25, 2023 (MOLSA) — Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane. Cusman Libaax Ibraahim ayaa si rasmi […]