Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee X F S, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa kulan la yeeshay Madaxa Ilaalinta Bulshada ee Hay’adda WFP xasfiiskeeda Soomaaliya, Serene Philop.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa maanta kulan miro […]