Wasiir-dowlaha Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulashada M.d: Yuusuf Maxamed Aadan ayaa ka qeyb galay Shirka Wasiirada Shaqada ee dowladaha Islaamka oo ka furmay magaalada Baku ee caasimadda Jamhuuriyadda Asarbajaan.
Wasiir-dowlaha Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 5-aad ee […]