Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah loogu ansixiyay heshiiska Caalamiga ah ee da’da ugu yar ee lagu shaqo gali karo oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada.
Heshiiska Caalamiga ah ee da’da ugu yar oo lagu shaqo gali karo ee la soo saaray 1973, tirsigiisu yahay Lr. […]