Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil, Yusuf Maxamed Adan, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka talyaaniga u qaabilsan arrimaha soomaaliya Amb. Pier Mario Daccò Coppi.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Adan, ayaa kulan miro-dhal ah la […]