Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X F S iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda SoDMA.
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee […]