Wafdiga ka socday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo uu hoggaaminayay Agaasimaha guud ee wasaaradda mudane yusuf xasan isaaq oo booqashadoodi shaqo ee dalka Pakistan ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagaboobay.
Wafdi heer sare ah oo ka kooban 17 xubnood oo ka socday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya, ayaa […]
