Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa kulan la qaatay howlwadeenada Mashruuca Xirfadaha, Shaqo Abuurka Dhalinyarada ee SEIP.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa maantay Warbixin ka dhageystay Howlwadeenada Mashruuca Xirfadaha, Shaqo […]





