Ministry of labour and social affairs

Wasiir Prof. Salim Alio Ibro ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Somali Cash Consortium Marwo Faith

Wasiir Prof. Salim Alio Ibro ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Somali Cash Consortium Marwo Faith

26 November Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa maanta kulan la qatay, Madaxa Somali Cash Consortium, Ms Faith Tindimwebwa kulankaas oo ahaa isbarasho iyo xog wareeysi.

Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaarada Yusuf Hassan Isaak (Yussuf Wadani), oo lagaga wada hadlay horumarka iyo dardargelinta howlaha Mashruuca Sagal II, waxaa la isla gartay adkeynta wada shaqaynta iyo sare u qaadista adeegga loo hayo shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii Wasiirka ayaa uga mahad celiyay Madaxa Somali Cash Consortium wadashaqaynta hufan ee kala dhexeysa Wasaaradda. Waxaa sidoo kale la isla gartay in la adkeyo wadashaqaynta si kor loogu qaado adeegga loo hayo shacabka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

× 2 = 16

Scroll to Top