Ministry of labour and social affairs

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Prof. Saalim caliyow Ibrow ayaa xafiiskisa ku qaabilay Gudoomiyaha Daladda ururada Bulshada Rayidka ee SONSA.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Salim Alio Ibrow ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Daladda Ururuda Bulshada Rayidka ee SONSA.

 

Gudoomiyaha Daladda Bulshada Rayidka ah mudane Osman Muhudin Shaatax ayaa kamahadnaqey soo dhaweynta lugu soo dhaweeyey xafiiska wasaaradda.

 

Ugu dambeyn wasiirka wasaaradda ayaa kahadley muhiimada ay leedahay wada-shaqeynta wasaaradda iyo ururada u ololeeya xuquuqda arrimaha bulshada oo ay kamid yihiin SONSA.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

56 + = 66

Scroll to Top