Ministry of labour and social affairs

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X F S, Marwo Sahra Xaaji Xuseen oo gaartay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad deegaanka Soomaalida ee Dalka Itoobiya

 

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa gaartay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad deegaanka Soomaalida ee Dalka Itoobiya, halkaa oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan deegaanka

 

Scroll to Top