Ministry of labour and social affairs

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Baree ayaa maanta waxa uu khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Baree ayaa maanta khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.
#SomaliaSPMonth

Scroll to Top