Agaasimaha guud ee WSHAB oo ay wehliyaan guddiga shaqaalaha Rayidka ayaa si wadajir ah kulan tababar ah la qaatay dhigooda wasaaradda shaqada ee dalka Rwanda.
Guddiga Dhaqangelinta Siyaasadda Jaangoynta Mushaaraadka iyo Darajooyinka Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo ku guda jiro safarkooda aqoon kororsiga la xiriira arrimaha […]





