Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa kormeer ku tegay xarunta Tababarada iyo Waxbarashada Farsamada Gacanta ee ku taala magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Agaasimaha ayaa waraystay maamulka xaruntan, isagoo soo diiwaangeliyay baahiyaha ka dhiman, si loo hormariyo farsamada gacanta. Dhanka kale
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa ka qeybgaley Shirka Suuqa Shaqada ee Caalamiga ah (Global Lobor Market Conference) ee Boqortooyada Sacuudiga.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa ka qeybgaley Shirka Suuqa Shaqada ee
Agaasimaha guud Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daahfuray shirka Agaasimiyaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada heer Federaal iyo heer dowlad goboleed, kaasi oo socon doono muddo shan maalmood.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee dawlad goboleedyada, howl-wadeenada wasaaradaha shaqada
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta si rasmi ah Magaalada Muqdishu ugu furay shir socon doono labo maalmood oo ku saabsan taageero u raadinta ilaalinta Bulshada Soomaaliyeed.
Shirka waxaa kasoo qeybgaley agaasimeyaasha guud ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalaka Soomaaliya, agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqada iyo
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa ka qeybgaley Shirka Caalamiga ah ee isbedelka Cimilada Aduunka (Cop28) oo ka furmay Maalmo ka hor dalka isutagga imaaraatka Carabta.
Shirka ayaa diirada lagu saaray saameynta xooggan ee isbeddelka cimiladu uu ku yeeshay adduunka oo dhan iyo sido kale muhiimada