Wasiir ku-xigeen ka Md:Xil. Cismaan Libaax Ibraahim oo furay tababar sare loogu qaadayo aqoonta hawlwadeenada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Madaxa Qeybta tababarka ahna kusimaha agaasimaha Waaxda tababarada iyo farsamada gacanta Mudane Muxiyadiin Salaad Yuusuf oo soo agaasimay tababarka maanta […]