Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Mudane Dr Maxamed Cilmi Ibrahim ayaa shir guddoomiyey shirka saddex biloodlaha ah ee Guddiga Sarre ee Mashruuca Sagal.
Kulanka ayaa waxa kasoo qeybgalay Wasiirada Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee dowlad goboleedyaada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah, wakiilo […]





