War-saxaafadeed: Qodobbadii ka soo baxay Shir waynaha Qaran ee Shaqo Abuurka
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kaashaneysa Saaxiibbada Caawiya ayaa abaabushay Shirka shaqa abuurka Qaranka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabbilay wakiilka WFP ee Soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay
wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay safarkii uu ku joogay Sacuudiga.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Digniin u Dirtay shaqaalaha rayidka Dowlada ee imaan waayay goobahooda shaqo.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa shir guddoominayay kulan uu la qaatay Agaasimaha Guud
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Wasiir Cabdiwahaab oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyadda Sacuudiga Talaado, December, 21, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda