Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay wada-tashi ku aaddan isku xirka fulinta siyaasada ilaalinta Bulshada
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo gabagabeeysay shir wadatashi ah oo ku aaddan istraatiijiyada […]