Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagey xaruunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane Xasan Abshirow Maxamed […]





