Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa lagu xusay Maalinta Shaqada Hufan ee Adduunka oo sanad walba maanta oo kale Caalamka laga xuso.
Soomaaliya oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee shaqada Hufan Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Muqdisho 7da oktoobar 2023, […]





