Ministry of labour and social affairs

Daawo muuqaal kooban oo ka hadlaya waxqabadka Wasaaradda Shaqada

https://www.facebook.com/share/v/1P3dy1FVvM/
Daawo muuqaal kooban oo ka hadlaya waxqabadka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Saddexdii sano ee la soo dhaafay, wasaaraddu waxay ka shaqeysay horumarinta siyaasadaha shaqada, dejinta sharciyo waara, iyo daryeelka bulshada Soomaaliyeed.
Ujeeddooyinka ugu waaweyn waxay ahaayeen: abuurista jawi shaqo oo sharciyeysan, taageeridda xuquuqda shaqaalaha, iyo kor u qaadista adeegyada bulshada si ay ula jaanqaadaan xeerarka caalamiga ah.
DHAMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

25 ÷ 5 =

Scroll to Top