Waxaa si Rasmi ah U Daah Furnay Mashruucii SEIP Project Oo Maalgalinayey Bankiga Horumarinta Africa kuna Qabsoomay Xarunta Machadka Qaranka Horumarinta & Tababrka Farsamada Gacanta Xero Jarmal.
Agaasimaha waaxda Xiriirka Dadweynaha ahna ku simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda xukuumadda Federaalka Somaaliya Mudane Abdirashiid Abdullahi Xaydar ayaa Daah furay Masruuca SEIP sido kale wuxuna bogaadiyey mammulka iyo macaliminta machadka qaranka horumarinta tabbarka xero jarmal wuxuuna garab istag weyn u muujiyey ardaydii nasiibka u yeelatay iney bartaan xirfadaha .


















