Ministry of labour and social affairs

Munaasabadda bandhigga Warbixinta Saboolnimada ee qaybaha kala duwan ayaa si rasmi ah uga furantay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda bandhigga Warbixinta Saboolnimada ee qaybaha kala duwan ayaa si rasmi ah uga furantay magaalada Muqdisho. Warbixintan cusub waxay si qoto dheer u falanqeyneysaa baaxadda iyo heerarka saboolnimada ee ka jirta Soomaaliya, iyada oo bixineysa aragtiyo muhiim ah oo ku aaddan caqabadaha iyo fursadaha lagu yareyn karo saboolnimada. Munaasabadda waxa ka soo qeybgalay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-Goboleedyada, saaxiibbada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, madax ka socota Hay’adda UNDP iyo Oxford, ururada bulshada rayidka ah, bahda waxbarashada, iyo marti sharaf kale.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

55 ÷ 11 =

Scroll to Top