Next Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yussuf Wadani ayaa kusoo dhaweeyay marti sharafta daahfurka Wejiga 2-aad ee #Baxnaano, isagoo xusay in Wasaaraddu ka go’an tahay horumarinta adeegyada bulshada, gaar ahaan barnaamijyada ilaalinta bulshada.