Ministry of labour and social affairs

Nidaamka Cusub Ee Baxnaano oo laga hirgeliyey Beletweyne

๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐๐š๐ฑ๐ง๐š๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐ž๐ฅ๐ž๐ญ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž
Waxaa si guul ah loo diiwaangeliyey qofkii ugu horreeyey ee ka faaโ€™iideysanaya gurmadka fatahaadaha iyadoo la adeegsanayo nidaamyada cusub ee dowladda ee Baxnaano! Nidaamyadan ayaa hadda tijaabo ahaan looga fulinayaa degmada Beletweyne ee Maamulka Hirshabelle.
Nidaamka Maareynta Macluumaadka (MIS) ee Baxnaano iyo nidaamka diiwaangelinta ayaa si dhab ah loogu adeegsaday goobta, iyadoo la qorsheynayo in lacagaha la tijaabiyo bisha Maarso/Abriil 2025. Kadibna waxaa si rasmi ah loogu wareejin doonaa nidaamyadan cusub ee dowladda.
Diiwaangelinta ayaa lagu saleeyay Nidaamka Diiwaangelinta Dadweynaha ee (USR), taas oo lagu xaqiijiyay tayada iyo hufnaanta geeddi-socodka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

63 ÷ = 9

Scroll to Top