Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Baree ayaa maanta waxa uu khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.By molsa / November 12, 2023 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Baree ayaa maanta khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada. #SomaliaSPMonth