Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS , ayaa maanta xuseysa toddobaadka Ilaalinta Bulshada iyo sannad -guurrada saddexaad ee barnaamijka qaran ee caawinta Dadka nugul #Baxnaano, munaasabaddaa ayaa goor dhow ka billaabanaysaa hotelka Decale ee caasimadda #Muqdisho.





