Previous Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa kormeer ku tegay xarunta Tababarada iyo Waxbarashada Farsamada Gacanta ee ku taala magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.