Wasiirka Wasaaradda Prof. Salim Alio Ibro oo qaabilay daladda SARA
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Prof. Salim Alio Ibro ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay shirkadaha shaqaaleesiinta dibadda oo kubahoobay daladda SARA, kulanka waxa diirada lagu saaray sidii loo dardargelin lahaa hawlaha SARA iyo sidii xal waara loogu heli lahaa isku xirka shaqo raadiyaha iyo suuqyada shaqo, gaar ahaan wadamada Bariga Dhexe.
Wasiirka waxaa kulanka Ku wehliyay wasiir kuxigeenada H. E. Ms Amina Hussein Ali oo iyadana ku dhiira gelisay hawl wadeenada daladda SARA inay kordhiyaan dadaalkooda