March 2020
mol, Somali
Wasiir Sadiq Warfa: Waxbarashada xirfadaha waa waddada aan ku dhimeyno shaqo la’aanta
Muqdisho, Maarso,04,2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa qaabiley Mudane Marius
mol, Somali
HADAL JEEDINTA WASIIR SADIK WARFA EE Soreco Homes Expo 2020
Subax wanaagsan, Farxad weyn ayey ii tahay in aan maanta joogno si aan uga wada hadalno saameynta guryaha iyo