Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka qeybgalay Daahfurka Munaasabada Tayeynta Shaqaalaha Rayidka ee ku saabsan Afkeenna hooyo.
Munaasabadaan ayaa ueedkeedu ahaa sida Afka Soomaaliga looga tayeyn lahaa Shaqaalaha Rayidka ee dawladda, waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada, […]