Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa soo xiray Tababar ku saabsan Maareynta Waqtiga iyo u Hoggaansanaanta Sharciga iyo Anshaxa Shaqada.
Muqdisho, December 25, 2022- Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya mudane Cusman Libaax Ibraahim, ayaa […]