Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda .
Muqdisho ,Maarso, 12, 2023 – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga kor-jogteynta […]