Shirka Wasiirada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalalka J/Carabta ayaa ka qayb galay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fedaraalka Soomaliya Xildh. Biixi Iimaan Cige.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fedaraalka Soomaliya Xildh. Biixi Iimaan Cige ayaa Dalka Masar uga qeyb galaya Kalfadhiga […]