Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta si rasmi ah Magaalada Muqdishu ugu furay shir socon doono labo maalmood oo ku saabsan taageero u raadinta ilaalinta Bulshada Soomaaliyeed.
Shirka waxaa kasoo qeybgaley agaasimeyaasha guud ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalaka Soomaaliya, agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqada iyo […]





