Waaxda Tababarada iyo xirfadaha shaqada (TVET) ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS oo howlo kormeer ah ku tagtay Xarunta Hano Academy ee magaalada Muqdisho.
MoLSA, 18, Maarso 2024. Waaxda Tababarada iyo xirfadaha shaqada (TVET) ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo […]