Wasiirka maaliyadda oo uu wehliyo wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa shir gudoomiyay kulanka Guddiga Dhaqangelinta Siyaasadda Jaangoynta Mushaaraadka.
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weheliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Dr. […]





