Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee XFS, Md Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa kormeer ku tagay Xurunta Ciidanka Cirka ee afisyoone oo ay ka socodan diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka.
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee XFS, mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta kormeeray diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo […]