Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa maanta ka qeybgaley daahfurka mashruuc lagu taakuleeynayo laguna kafaala-qaadayo carruurta agoonta ah
Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa maanta ka qeybgaley daahfurka […]
