Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda , Mudane Yussuf Wadani ayaa si wadajir ah xafiiska wasiirka ugu qaabilay Sii-hayaha Safiirka, Safaaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlsen.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee […]

