Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS Xil, Yusuf Maxamed Adan oo gaaray Algeria si uu uga qeyb galo Shirweynaha Horumarinta Bulshada iyo Dhaqaalaha ee Wadamada Carabta
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Adan, ayaa maanta gaaray magaalada Algiers […]





