Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yussuf Wadani ayaa furay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Barnaamijka Baxnaano.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa Muqdisho ku qabatay aqoon-is-weydaarsi lagu qiimeynayo lixdii sano ee la hirgeliyay Barnaamijka Baxnaano. Kulanka […]





