Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Nairobi ku qabatay Shirka 5aad ee Madasha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada ee Mashruuca SERP (Somalia).
Shirka waxaa si rasmi ah u furay Prof Saalim Caliyow Ibrow, Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. […]




