Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda Mudane Yusuf Hassan Isack, iyo Agaasimaha cusub, Mudane Maxamed Saney Dalmar.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibrow, ayaa maanta si rasmi ah […]

