Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa daah furay kulan aqoon is waydarsi ah oo diirada lagu saaraayo Siyaasadda Qaran ee Socdaalka Shaqada iyo Xeerarka Shirkadaha Shaqo-siinta.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa maanta si rasmi […]





