Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ka Furtay Aqoon-is-weydaarsi Lagu Qiimaynayo Baahiyaha Xirfadeed ee Qaybaha Dhismaha Soomaaliya.
Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Xirfadaha ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Salaaxudiin Daahir, ayaa si rasmi ah u furay […]


